wararka
     
Boga hore

warar/News

Photo Page

What's New Page

Contact Page

Soamli related side

Catalog Page

Custom Page

Custom2 Page

Custom3 Page

Custom4 Page

Guest Book Page

Index3 Page

Photo2 Page

Photo3 Page

M/Khadar1

Photo5 Page

M/Khadar

Shopping Page Page

 
wararka ugu muhiimsan
Dowlada Goboleedka Puntland

.

C/laahi Yuusuf Axmed, ayaa maanta shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Garowe, waxaa uu kaga jawaabay suxufiyiinta su'aalo ay ka waydiiyeen arrimaha Somalia iyo Puntland.

Colonel C/laahi Yuusuf, waxaa uu sheegay in tallaabada military ee uu qaaday ay keentay kadib markii, sida uu hadalka u dhigay, dowladiisii sharciga ahayd la inqilaabay, isagoo intaa raaciyay inuusan shir la qaadanayn Jaamac Cali Jaamac, oo dhowaan qaar ka mid ah Isimada ugu waawayn Puntland ay u doorteen inuu noqdo madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland, inta uu madaxwaynenimo sheeganayo.

Waxaa uu ku eedeeyay daganaansho la'aanta ka jirta Puntland inay ka dambeeyaan, wax uu ugu yeeray Al-itixaad iyo Carta.

C/laahi Yuusuf, oo weriyayaashu ay u sheegeen inay indhahooda ku soo arkeen tuulada Shimbiraale, oo uu isaga sheegay inay xeryo lagu tababaro argagixisada ku yaalaan, aysanna waxba ku soo arkin.

Wuxuu ugu jawaabay in la geeyay meel aan Shimbiraale ahayn oo la yiraahod Dakatu-Raxman, balse uu isagu gaynayo Shimbiraaleha runta ah ee argagixisada lagu tababaro.

Dhinaca Itoobiya, wuxuu sheegay inuusan ka lahayn wax dan ah oo ka baxsan danaha guud ee Soomaalida.

Waxaa uu intaa ku daray in uu ka qaybgalayo shir kasta ee dib u heshiin Soomaaliyeed ah hadii cidina aanay sheeganayn dowlad, isla markaana aan cidina lagu tilmaamin mucaarad.

U.S. Looking Into Possible Somali Terror Links
December 8, 2001


WIIL 15-JIR SOOMAALI AH OO LAGUDILEY LONDON, UK
Sida ay Soowerisey BBC Afrika, waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu tooreeyey (ama mindi lagu diley) wiil 15 jir ah oo asalkiisa ka yimid Soomaaliya.
Sida warku shegay waxaa wiilkaan laga helay meel bannaanka ka ah xarunta dhallinyarada ee the Little Ilford Lane youth centre oo kutaal wadada Rectory Road, Manor Park, waxaana la helay markay Saacaddu ahayd 1230 GMT ee Jimcada.

Waxaa meeshaas ugu yimid oo kudaaweeyey kalkaaliyayaasha caafimaadka, markaasna u qaaday cisbitaal kuyaal Bariga London, halkaas oo lasheegay in uu dhintay.

Dembi baarayaashu waxay meeshii agagaarkeeda ka heleen laba mindiyood, laakiin weli lama caddayn in ay yihiin kuwii dilka lagu geystey.

Booliska London, UK ayaa dadweynaha ka codsaday qof kasta oo agagaarkaas joogey waqtiga dilkaasu dhacay in uu soo qaabilo Booliska si uu uga caawino baaritaanka falkaas dilka.

Boolisku waxay su'aalo weydiinayaan wiil 14-jir ah, wiilkan oo xabsiga lagu hayo iyo nin kale oo lasoo xiray saacadihii hore ee Sabtida (Dec 8). Qof duwar ah oo 40-jir ah ayaa iyadana su'aalo la weydiiyey laakiin waa lasiidaayey.

Qoraalkaan oo faahfaahsan ka akhri cinwaanka hoose
ENGLISH.VERSION: Boy killed outside youth centre
[Police quiz pair over fatal stabbing

Mohamed Ahmed

Email:
mmrashiid@talk21.com

Website:
www.jawiil.freeservers.com